Allah ha u naxariisto Halyeeyad Saado Cali Warsame

Waxaa shaly lagu dilay magaalada muqdisho fanaanadii waddaniga ahayd Saado Cali Warsame oo la hubo in aay adkaandoonto in la helo cid buuxisa kaalinteedi waddanonimo iyo codkeedii aay ugu hiilin jirtay dadka laga gardaran yahay ,saado marna kalama bakhiilin codkeeda i fikradeeda cidkasta oo laga gardaran yahay.!990kii iyadoo dalka aan ka cararin diyaarna u ah … Continue reading Allah ha u naxariisto Halyeeyad Saado Cali Warsame